Markab xamuul oo Masar ay leedahay ayaa xirmaddii labaad oo hub ah geeyey Soomaaliya, sida laga soo xigtay saraakiil millitari oo ka tirsan dowladda Soomaaliya. Markabka xamuulka ah ee ka yimid Masar ...
Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Galmudug ku qaabilay safiirka dowladda Turkiga u fadhiya magaalada Muqdisho. Warsaxaafadeed soo baxay xafiiska madaxweynaha ...
Wasaaradda degaanka iyo isbeddelka Cimilada Puntland ayaa soo saartay go’aan looga joojinayo isticmaalka bacaha dhammaan degaannada Puntland. Qoraal ka soo baxay wasaradda degaanka Puntland ayaa lagu ...
Israa’iil ayaa tan iyo saakay 150 weerarro dhinaca cirka ah ka geysatay gudaha dalka Lubnaan. Duqeymaha inta ay socdaan waxaa ka qeybqaatay inta badan diyaaradaha dagaalka Israa’iil ee noocyada F-35s, ...
Xaaladda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa saaka deggan kadib dhaq dhaqaaqyo ciidan oo xalay laga dareemay magaalada. Ciidamada dowladda oo xalay la soo dhoobay inta badan jidadka iyo ...
Anura Kumara Dissanayake oo ah siyaasi u janjeera fikirka Maarkiisamka ayaa ku guuleystay doorashadi madaxtinimo ee Sabtidi ka dhacday dalka Sri Lanka, sidaasi waxaa shaaciyay guddiga doorashada.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u ...
On Saturday, 21 September 2024, in Garowe, Puntland Youth Association Network (PYAN) hosted an UNSOM-supported youth ...
Natiijo hordhac ah oo saaka kasoo baxday doorashadii madaxtinimada ee ka dhacday dalka Sri Lanka ayaa muujineysa in codadka ilaa iyo hadda la tiriyay uu ku horreeyo hoggaamiyaha u janjeera dhanka ...
Muqdisho (Wararka PP) — Kulan ay Qaahira ku yeesheen Wasiirka Arrimmaha dibedda ee Masar Badar Cabdellaati iyo Wasiirka Arrimmaha Dibedda ee Maraykanka Anthony Blinken ayay kaga wada hadleen arrimmo ...
Israa’iil ayaa duqeyn ay ka fulisay caasimadda Lubnan ee Beyruut ku dishay 14 qof oo uu ku jiray abaanduule sare oo ka tirsan ururka Xisbullah. Duqeynta oo lagu bartilmaameedsaday guri ku yaalla ...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo khudbad ka jeediyay shir ku saabsan nabadda oo maanta Garoowe ka furmay ayaa sheegay in nabadda Soomaaliya ku imaan karto xal siyaasadeed. “Nabad ...